Ciidamada Xasilinta oo howgalo ka sameeyay Degmada Yaaqshiid.

Howlgaladaan ay kasmaeeyeen ciidmada dowladda soomaliya gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda degmada Yaaqshiid ee gobalkaan Banaadir ayaa imaanaya kadib markii xalay xaafada Towfiiq ee degmadaasi lagu dilay 1 askari iyadoona dhaawac loo geystay qof shacab ahi oo goobta ka agdhawaa.

Dilka iyo dhaawaca raga geystay oo ku hubeysnaay Bastoolado ayaa la sheegay inay kabaxsadeen goobta falkaasi ay ka geysteen.

Durbadiiba ciidmada dowladda Soomaliya ee halkaasi gaaray islamarkaana sameyana howlagalada ayaa waxey u qab qabteen falkii dhacay dad badan wallow dadka qaar lagu sheegay in lasii daayay halka qaar kalane horay loo watay sida ay u xaqiijiyeen KNN goob joogayaaal lahadlay.

Dadka dagan Xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid ee gobalkaan Banaadir ayaa ayaa sheegay in ay soo wajahday baqdin fara badan maadamaa ciidmada dowladda ay ugudaha ugaleen xaafadaasi kuwasi oo guryaha kala baxayay dhalinyarada joogta xaafadahooda.

Mararka qaar magaalada Muqdisho waxaa ka dhaca falal lidi ku ah Amniga Wallow howlgalada ciidmada ay sameynayaane uu bar bar socdo.

Waxaana xusid mudan in Habeen ka hor degmada Dharkinkey ee gobalkaaan lagu dilay Askari katirsanaay milatariga soomaliya.

wararka Maanta

Beesha caalamka Oo Lagu baaqay in ay fara-galinta ka daayaan Baarlamaanka
- Mar 20, 2018
Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Jawaari ayaa fariin adag u diray Beesha caalamka waxaana ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Weli Dhoola Tuskii Wada
- Mar 20, 2018
Waxaa saacadihii ugu danbeeyay soconayay Olole siyaasadeed iyo doolatusyo ay sameynayaan xildhibaannada iska soo ...
Faafaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay Buurdhuube.
- Mar 20, 2018
Waxaa saaki degan xaalada degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo oo xalay fiidkii uu ka ...
Ciidamada Xasilinta oo howgalo ka sameeyay Degmada Yaaqshiid.
- Mar 20, 2018
Howlgaladaan ay kasmaeeyeen ciidmada dowladda soomaliya gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda degmada Yaaqshiid ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika.+Sawirro
- Mar 20, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa ...
HEES | MA DILO WALAAHEY | WADANI + DHIIRAGALIN 2018 Basra Jiis Daawo Washo |Wacan Catoosh Films
- Mar 19, 2018

Wariyeyaal Loo Kaxeeyay Doonta Ku Gubatay Xeebta Boosaso
- Mar 19, 2018
\
Imisa Labaley,saddexley & Afarley Ayuu Cristiano Ronaldo Dhaliyay Sanadka 2018
- Mar 19, 2018
Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisa qaybtii ...
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});