Xiddigaha Lionel Messi & Mohamed Salah Oo Hal Meel Ka Siman Xilli Ciyaareedka Waliba Ah Hogaamiyayaasha Horyaalada Yurub

Xiddigaha Mohamed salah iyo Lionel Messi ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku jira xilli ciyaareedkan iyaga oo labadooduba si joogto ah goolal u dhalinaya maalinba maalinta ka dambaysanaya ka yaabsanaya taageerayaasha.

Xiddiga Kooxda Liverpool Mohamed salah oo ah hogaamiyaha gool dhalinta horyaalka premier league ayaa leh 28 gool waana xiddig ku ciyaara lugta bidix.

Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi oo isaguna ah gool dhaliyaha horyaalka La Liga ayaa leh 25 gool waana xiddig ku ciyaara lugta bidix.

Labada xiddig ee wacdaraha dhigaya ayaa hal arin oo kale ka siman kuwaas oo in marka la isku daro caawinta iyo goolasha in ay leeyihiin 37 gool/caawin.

Taas oo la macno ah in yihiin labada xiddig ee kaliya ee caawin+gool ah kuwa ugu fiican 5-ta horyaalk ee ugu weyn horyaalada yurub xilli ciyaareedkan.

Xiddigaha ugu goolasha & caawinta badan horyaalada 5-ta ah ee ugu weyn yurub:

Lionel Messi (37)

Mohamed salah (37).

 

wararka Maanta

Beesha caalamka Oo Lagu baaqay in ay fara-galinta ka daayaan Baarlamaanka
- Mar 20, 2018
Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Jawaari ayaa fariin adag u diray Beesha caalamka waxaana ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Weli Dhoola Tuskii Wada
- Mar 20, 2018
Waxaa saacadihii ugu danbeeyay soconayay Olole siyaasadeed iyo doolatusyo ay sameynayaan xildhibaannada iska soo ...
Faafaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay Buurdhuube.
- Mar 20, 2018
Waxaa saaki degan xaalada degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo oo xalay fiidkii uu ka ...
Ciidamada Xasilinta oo howgalo ka sameeyay Degmada Yaaqshiid.
- Mar 20, 2018
Howlgaladaan ay kasmaeeyeen ciidmada dowladda soomaliya gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda degmada Yaaqshiid ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika.+Sawirro
- Mar 20, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa ...
HEES | MA DILO WALAAHEY | WADANI + DHIIRAGALIN 2018 Basra Jiis Daawo Washo |Wacan Catoosh Films
- Mar 19, 2018

Wariyeyaal Loo Kaxeeyay Doonta Ku Gubatay Xeebta Boosaso
- Mar 19, 2018
\
Imisa Labaley,saddexley & Afarley Ayuu Cristiano Ronaldo Dhaliyay Sanadka 2018
- Mar 19, 2018
Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisa qaybtii ...
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});