Barlamaankii 8aad waxaa waqtigiisii dhamaaday sanadkii 2012 isaga oo labo garab ah. Xiligaas Gudoomiye Cabdi Wali Muudey

Barlamaankii 8aad waxaa waqtigiisii dhamaaday sanadkii 2012 isaga oo labo garab ah. Xiligaas Gudoomiye Cabdi Wali Muudey waxa uu ahaa Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golahaas, ma jirin Gole shira, isla xisaabtan iskaba daaye. Xildhibaanadu GAAJO AYAY U DHIMAN JIREEN sida Gudoomiye Muudey afkiisa ka qirayo.

Maanta oo u yimid Gole dhisan oo daryeel haysta, gudanayana shaqooyinkiisii Dastuuriga ahaa ee Sharci Dajin, Isla Xisaabtan iyo Kor-joogtayn waxa uu rabaa inuu nagu celiyo meeshii aan ka nimid 6 sano kahor, isaga oo ku shaqeynaya amarada iyo tilmaamaha Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumadiisa!

wararka Maanta

Beesha caalamka Oo Lagu baaqay in ay fara-galinta ka daayaan Baarlamaanka
- Mar 20, 2018
Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Jawaari ayaa fariin adag u diray Beesha caalamka waxaana ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Weli Dhoola Tuskii Wada
- Mar 20, 2018
Waxaa saacadihii ugu danbeeyay soconayay Olole siyaasadeed iyo doolatusyo ay sameynayaan xildhibaannada iska soo ...
Faafaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay Buurdhuube.
- Mar 20, 2018
Waxaa saaki degan xaalada degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo oo xalay fiidkii uu ka ...
Ciidamada Xasilinta oo howgalo ka sameeyay Degmada Yaaqshiid.
- Mar 20, 2018
Howlgaladaan ay kasmaeeyeen ciidmada dowladda soomaliya gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda degmada Yaaqshiid ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika.+Sawirro
- Mar 20, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa ...
HEES | MA DILO WALAAHEY | WADANI + DHIIRAGALIN 2018 Basra Jiis Daawo Washo |Wacan Catoosh Films
- Mar 19, 2018

Wariyeyaal Loo Kaxeeyay Doonta Ku Gubatay Xeebta Boosaso
- Mar 19, 2018
\
Imisa Labaley,saddexley & Afarley Ayuu Cristiano Ronaldo Dhaliyay Sanadka 2018
- Mar 19, 2018
Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisa qaybtii ...
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});