Wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo faafaahin ka bixiyay shir ku saabsan Dastuurka oo Baydhabo ka socdo.

C/raxmaan Xoosh Jabriil  Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ee xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay Wasaaraddu ay dadaal dheer ay ugu jirto dhamaystirka Dastuurka qabyada ah ee Dalka, haddana ay ku howlan yihiin sidii Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolada Dalka ay kala tashan lahaayeen Arimaha Datuurka.

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ee xukumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil oo hadda ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koofur galbeed oo shalay uu ka furmay shir looga hadlaayo arrimaha Dastuurka Qaranka oo ay ka qeyb galayaan Wasiiradda Dastuurka Dowladd Goboleedyada iyo Dowladda dhexe shirkaas oo la filaayo in Maanta lagu soo gabagabeeyo Baydhabo, ayaa Wasiirka oo ka warbixinayay shirkaasi wuxuu sheegay in Wasaaradda Dastuurka iyo madaxda Dowladdu isku raaceen qorshe ku aadan sidii dhamaadka sanadkaan 2018 loo dhamayn lahaa shaqada iyo dibu eegista Dastuurka qaranka Soomaaliyeed si Dalka loo gaarsiiyo doorasho qof iyo Cod ah marka la gaaro Sanadka 2021.

wararka Maanta

Beesha caalamka Oo Lagu baaqay in ay fara-galinta ka daayaan Baarlamaanka
- Mar 20, 2018
Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Jawaari ayaa fariin adag u diray Beesha caalamka waxaana ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Weli Dhoola Tuskii Wada
- Mar 20, 2018
Waxaa saacadihii ugu danbeeyay soconayay Olole siyaasadeed iyo doolatusyo ay sameynayaan xildhibaannada iska soo ...
Faafaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay Buurdhuube.
- Mar 20, 2018
Waxaa saaki degan xaalada degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo oo xalay fiidkii uu ka ...
Ciidamada Xasilinta oo howgalo ka sameeyay Degmada Yaaqshiid.
- Mar 20, 2018
Howlgaladaan ay kasmaeeyeen ciidmada dowladda soomaliya gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda degmada Yaaqshiid ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika.+Sawirro
- Mar 20, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa ...
HEES | MA DILO WALAAHEY | WADANI + DHIIRAGALIN 2018 Basra Jiis Daawo Washo |Wacan Catoosh Films
- Mar 19, 2018

Wariyeyaal Loo Kaxeeyay Doonta Ku Gubatay Xeebta Boosaso
- Mar 19, 2018
\
Imisa Labaley,saddexley & Afarley Ayuu Cristiano Ronaldo Dhaliyay Sanadka 2018
- Mar 19, 2018
Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisa qaybtii ...
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});