Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xaalad biyo la’aaneed oo adag ay ka jirto qeybo ka mid ah dalka

Dowlada Somalia ayaa sheegtey in xaalad adag oo biyo yari ah ay ka jirto magaalooyinka qaarkood iyo dhulka baadiyaha ah, ayna ku talo jirto mustaqbalka dhow in dadka qaarkood loo sameeyo biyo dhaamin iyo ceelal qodis si looga hortago dhibaato ka dhalankarto biyo la’aan.

Wasiirka Khayraadka iyo biyaha Somalia Saalim Caliyow Ibrow ayaa u joogo magaalada Washington shirka sanadlaha ah ee arrimaha tamarta dalalka Africa ( Power in Africa)

Wasiirka oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in Wasaaraddu wado qiimeyn ku saabsan dhulalka ay biyaha ku badan yihiin, kadibna halkaasi ay ka qodaan ceelal, si ay uga faa’ideystaan dadka ay Biyo yarida heyso.

Saalim Caliyow Ibroow ayaa ugu baaqay hay’addaha ka shaqeeya arrimaha samafalka ee ka hawlgala Soomaaliya in ay gacan ka gaystaan sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka ka dhashay Biyo la’aanta ee ka jira dalka.

Waxaa lagu tala jiraa mustaqbalka dhow in dadka qaarkood loo sameeyo biyo dhaamin iyo ceelal qodis, maadaama magaalooyin waa weyn oo ay ka mid tahay Baydhabo xilligan ay ka jiraan Biyo yari.

wararka Maanta

Beesha caalamka Oo Lagu baaqay in ay fara-galinta ka daayaan Baarlamaanka
- Mar 20, 2018
Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Jawaari ayaa fariin adag u diray Beesha caalamka waxaana ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Weli Dhoola Tuskii Wada
- Mar 20, 2018
Waxaa saacadihii ugu danbeeyay soconayay Olole siyaasadeed iyo doolatusyo ay sameynayaan xildhibaannada iska soo ...
Faafaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay Buurdhuube.
- Mar 20, 2018
Waxaa saaki degan xaalada degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo oo xalay fiidkii uu ka ...
Ciidamada Xasilinta oo howgalo ka sameeyay Degmada Yaaqshiid.
- Mar 20, 2018
Howlgaladaan ay kasmaeeyeen ciidmada dowladda soomaliya gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda degmada Yaaqshiid ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika.+Sawirro
- Mar 20, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa ...
HEES | MA DILO WALAAHEY | WADANI + DHIIRAGALIN 2018 Basra Jiis Daawo Washo |Wacan Catoosh Films
- Mar 19, 2018

Wariyeyaal Loo Kaxeeyay Doonta Ku Gubatay Xeebta Boosaso
- Mar 19, 2018
\
Imisa Labaley,saddexley & Afarley Ayuu Cristiano Ronaldo Dhaliyay Sanadka 2018
- Mar 19, 2018
Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisa qaybtii ...
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});