Daawo: Wareysi xiiso leh oo lala yeeshay Agaasimihii hore ee NISA C/llaahi Sanbaloolshe

Agaasimihii hore ee Nabadsugida C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa wareysi dheer oo uu siiyay Warbaahinta Goobjoog kaga hadlay arrimo badan, waxaana wareysigan uu ka mid ahaa wareysiyo uu bixinayay tan iyo markii todobaadkii hore uu ku guuldareystay kursigii Xildhibaannimo.

C/llaahi Sanbaloolshe ayaa si gaar ah wareysigiisa uga hadlay waxqabadkiisa xilligii uu xilka Taliyaha NISA hayay, xil ka qaadistii lagu sameeyay, dadaalkii uu u galay kursigii Xildhibaannimo ee uu horay u baneeyay iyo in kursigaas lagula dagaalay oo lacag fara badan lagu bixiyay.

Halkan hoose ka daawo wareysiga:-

 

 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});