Shirka madaxda Afrika oo lagu wado in maanta la soo Gaba-gabeeyoShirka madaxda Afrika oo lagu wado in maanta la soo Gaba-gabeeyo

Magaalada Adis-Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya ayaa la filayaa in Maanta lagu soo Gunaanado Shirka Madaxda Midowga Africa oo u dhaxeeyo  qaarka mida Madaxweyneyaasha Wadamada Africa waxaana shirkii 30-aad ee Madaxda Africa ay yeeshaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo shirka ka qeyb galay ayaa shalay Qudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay waxaana uu sheegay in Soomaaliya ay ku jirto dib u soo ka basho.

Madaxweynaha Wadanka kenya Uhuru Kenyatta oo isna shirkaasi qudbad ka jeediyay ayaa sheegay in Dagaalka lagula jiro Alshabab uu u baahan yahay dhaqaale.

Madaxda Midowga Africa ayaa la filayaa in ay isku raacaan qaabkii loo maareyn lahaa dadka Afrikaanta ah ee ku dhimanayo badaha u dhexeeya Africa iyo Yurub.

wararka Maanta

Beesha caalamka Oo Lagu baaqay in ay fara-galinta ka daayaan Baarlamaanka
- Mar 20, 2018
Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Jawaari ayaa fariin adag u diray Beesha caalamka waxaana ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Weli Dhoola Tuskii Wada
- Mar 20, 2018
Waxaa saacadihii ugu danbeeyay soconayay Olole siyaasadeed iyo doolatusyo ay sameynayaan xildhibaannada iska soo ...
Faafaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay Buurdhuube.
- Mar 20, 2018
Waxaa saaki degan xaalada degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo oo xalay fiidkii uu ka ...
Ciidamada Xasilinta oo howgalo ka sameeyay Degmada Yaaqshiid.
- Mar 20, 2018
Howlgaladaan ay kasmaeeyeen ciidmada dowladda soomaliya gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda degmada Yaaqshiid ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika.+Sawirro
- Mar 20, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa ...
HEES | MA DILO WALAAHEY | WADANI + DHIIRAGALIN 2018 Basra Jiis Daawo Washo |Wacan Catoosh Films
- Mar 19, 2018

Wariyeyaal Loo Kaxeeyay Doonta Ku Gubatay Xeebta Boosaso
- Mar 19, 2018
\
Imisa Labaley,saddexley & Afarley Ayuu Cristiano Ronaldo Dhaliyay Sanadka 2018
- Mar 19, 2018
Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisa qaybtii ...
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});