Wasiirka cusub ee Arimaha gudaha Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho. + SAWIRO

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ee Shalay la magacaabay Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray, waxaana soo dhaweeyey Xubno ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, Guddoomiyaha G/Banaadir iyo Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi.

Sidoo kale xafladda soo dhaweynta Wasiirka cusub ayaa waxaa ka mid ah Wasiirada Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta, Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Saraakiil Ciidan uu kamid yahay Shiikh Yuusuf Indha Cade, Siyaasiyiin, Odoyaasha dhaqanka iyo Dadweyne kale.

Wasiirka oo Warbaahinta la hadlay ayaa dalbaday wada-shaqeyn buuxda oo loo muujiyo, Maadaama uu sheegay in qof, ama koox aanan shaqeyn karin iyagoo aanan garab helin.

Cabdi Maxamed Sabriye waxa uu tilmaay in uu dareemayo Mas’uuliyad fuushay, waxa uuna tilmaamay in uu rajeynayo in uu u guddo waxyaabaha laga rajeynayo ee ah waajibaadka Saaran.

wararka Maanta

Beesha caalamka Oo Lagu baaqay in ay fara-galinta ka daayaan Baarlamaanka
- Mar 20, 2018
Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Jawaari ayaa fariin adag u diray Beesha caalamka waxaana ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Weli Dhoola Tuskii Wada
- Mar 20, 2018
Waxaa saacadihii ugu danbeeyay soconayay Olole siyaasadeed iyo doolatusyo ay sameynayaan xildhibaannada iska soo ...
Faafaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay Buurdhuube.
- Mar 20, 2018
Waxaa saaki degan xaalada degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo oo xalay fiidkii uu ka ...
Ciidamada Xasilinta oo howgalo ka sameeyay Degmada Yaaqshiid.
- Mar 20, 2018
Howlgaladaan ay kasmaeeyeen ciidmada dowladda soomaliya gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda degmada Yaaqshiid ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika.+Sawirro
- Mar 20, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa ...
HEES | MA DILO WALAAHEY | WADANI + DHIIRAGALIN 2018 Basra Jiis Daawo Washo |Wacan Catoosh Films
- Mar 19, 2018

Wariyeyaal Loo Kaxeeyay Doonta Ku Gubatay Xeebta Boosaso
- Mar 19, 2018
\
Imisa Labaley,saddexley & Afarley Ayuu Cristiano Ronaldo Dhaliyay Sanadka 2018
- Mar 19, 2018
Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisa qaybtii ...
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});