Odayaasha Dhaqanka oo ka hadlay Xaaladda Siyaasadeed iyo Amni ee dalka

Kadib, kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho 135-kii oday dhaqameed ee soo xulay Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa ka hadlay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee dalka, waxana ay ka soo saareen bayaan ka kooban dhowr qodob.

Kulanka Odayaasha ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray dhacdooyinkii ugu danbeeyey oo kamid tahay qaraxii 14kii bishii aynu ka soo gudubnay ka dhacay isgoyska Zoobe ee ku dhinteen dad Soomaaliyeed oo waxba galabsan, waxana ay ku tilmaameen fal arxan darro oo lagu xasuuqay shacab aan waxba galabsan.

135-ta Oday dhaqameed bayaan kooda waxay ku muujiyeen sida loogu baahan yahay in midnimo iyo wadajir lagu wajaho xaaladda dalka.

Hoos ka daalaco bayaanka.

wararka Maanta

Beesha caalamka Oo Lagu baaqay in ay fara-galinta ka daayaan Baarlamaanka
- Mar 20, 2018
Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Jawaari ayaa fariin adag u diray Beesha caalamka waxaana ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Weli Dhoola Tuskii Wada
- Mar 20, 2018
Waxaa saacadihii ugu danbeeyay soconayay Olole siyaasadeed iyo doolatusyo ay sameynayaan xildhibaannada iska soo ...
Faafaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay Buurdhuube.
- Mar 20, 2018
Waxaa saaki degan xaalada degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo oo xalay fiidkii uu ka ...
Ciidamada Xasilinta oo howgalo ka sameeyay Degmada Yaaqshiid.
- Mar 20, 2018
Howlgaladaan ay kasmaeeyeen ciidmada dowladda soomaliya gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda degmada Yaaqshiid ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika.+Sawirro
- Mar 20, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa ...
HEES | MA DILO WALAAHEY | WADANI + DHIIRAGALIN 2018 Basra Jiis Daawo Washo |Wacan Catoosh Films
- Mar 19, 2018

Wariyeyaal Loo Kaxeeyay Doonta Ku Gubatay Xeebta Boosaso
- Mar 19, 2018
\
Imisa Labaley,saddexley & Afarley Ayuu Cristiano Ronaldo Dhaliyay Sanadka 2018
- Mar 19, 2018
Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisa qaybtii ...
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});