waxeey garteen wixii Waalidkood garanwaayeen!!! Daawo ||Sawirada

Ardayda Gaalkacyo Maanta waxey muujiyeen sida ay udiidanyihiin Dhaqanka Gurrucan oo markasta Colaadda looga huriyo Magaaladooda Laguna Kala qaybiyo, Ka dib markii ay sameeyeen isusoo Bax Nabadeed isagana gudbeen Woqooyiga iyo Koofurta Gaalkacyo oo Xuduud Colaadeed lagu asteeyay.

hadaba maxeey Ka dhigantahay fariinta Ardaydu?

mar, waa Dareen nagu cusub in Da’yartu iska diidaan Dhaqamada xun ee Waalidkood kusoo noolaayeen.

mar, waa Geesinimo iyo dhiirasho wayn oo natusaysa in aanay Bulshadeenu ahayn Maanta mid la afduubikaro oo hadba dhan loo jiidankaro.

marna, waa fariin Ku socota cid kasta oo jecel Kala qoqobka iyo iska horkeenka Shacabka Soomaaliyeed ee wax walba wadaagga ah.

Talo.

waxaan leeyahay Dhalinyarada Soomaaliyeed, Dalka Idinka ayaa leh, waa in aad dhinac iska dhigtaan Dhaqamada xun ee soo jireenka ah ee nabaday waxa nagu dhacay, waana in aad lajaanqaadaan sida ay u noolyihiin Bulshooyinka Dunida.

Walaalka iyo Walaasha Da’yarta ahoow, waa in aad u guntataan sidii Caruurtiina aanay idinkaga dhaxlilahayn waxa aad Ka dhaxasheen Waalidkiin oo Ku fashilmay in aad Ku noolaataan Noloshii aad mudnaydeen, Maanta ayayna taladu gacantiina Ku jirtaa.

Habeen wacan.  ( W/Q Al- Cadaala )

wararka Maanta

Beesha caalamka Oo Lagu baaqay in ay fara-galinta ka daayaan Baarlamaanka
- Mar 20, 2018
Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Jawaari ayaa fariin adag u diray Beesha caalamka waxaana ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Weli Dhoola Tuskii Wada
- Mar 20, 2018
Waxaa saacadihii ugu danbeeyay soconayay Olole siyaasadeed iyo doolatusyo ay sameynayaan xildhibaannada iska soo ...
Faafaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay Buurdhuube.
- Mar 20, 2018
Waxaa saaki degan xaalada degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo oo xalay fiidkii uu ka ...
Ciidamada Xasilinta oo howgalo ka sameeyay Degmada Yaaqshiid.
- Mar 20, 2018
Howlgaladaan ay kasmaeeyeen ciidmada dowladda soomaliya gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda degmada Yaaqshiid ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika.+Sawirro
- Mar 20, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa ...
HEES | MA DILO WALAAHEY | WADANI + DHIIRAGALIN 2018 Basra Jiis Daawo Washo |Wacan Catoosh Films
- Mar 19, 2018

Wariyeyaal Loo Kaxeeyay Doonta Ku Gubatay Xeebta Boosaso
- Mar 19, 2018
\
Imisa Labaley,saddexley & Afarley Ayuu Cristiano Ronaldo Dhaliyay Sanadka 2018
- Mar 19, 2018
Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisa qaybtii ...
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});