Daawo Muuqaal : Heshiiskii ay gaareen Soomaaliland iyo Khatumo

 

Heshiis 10 qodob ka kooban ayaa si wadajir ah ay u soo saareen Maamulka Khaatumo iyo Somaliland kaas oo daba socdey heshiisyo dhawr ah oo taxane ahaa mudooyinkii la soo dhaafay.

Heshiiskan oo saxaafadda uu akhriyey wasiirka Arimaha debedd Somaliland Sacad Cali Shire, waxaana ka mid ahaa, tacsi loo direy dadkii ehelkoodu ku dhinteen degaanka Buuhoodle, waxaanay hanbalyo u direen odayaashii soo gabagabeeyey colaadaas.
Daawo Muuqaalka

 

 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});