Hordhac: Portugal vs Chile – CR7 vs Sanchez – Yaa U Gudbi Doona Final-ka Confederation Cup?

WARBIXINTA KULANKA:

Kulanka: Portugal vs Chile

Tartanka: Confederation Cup

Wareegga: Semi Final

Garoonka: Kazan Arena

Saacadda: 9:00 Habeenimo (XGA)

MAXAA KA CUSUB LABADA XUL?

PORTUGAL:

Raphael Guerreiro ayaa gabi ahaanba seegi doona tartanka madaama uu ka jabay canqawga, sidoo kale Fernando Santos ayaa laga yaabaa.inuu si wadajir ah u doorto Ronaldo iyo Andre Silva isagoo ciyaari doona 4-4-2.

Chile –

Claudio Bravo ayaa dib uga soo laaban doona qaranka Chile kaas oo dhaawac kasoo toosaya, waxaana la filayaa inuu inta ka dhiman tartanka dhameestiro doorkiisa.

Juan Antonio Pizzi ayaa laga yaabaa inuu doorto shax ciyaareedka 4-3-3.

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Kulamada dhexmaray labadaan xul ma badna – kaliya hal kulan oo saaxiibinimo ayey is arkeen 26-kii March 2011 tan iyo markii ay kulankoodii ugu horeeyay ee rasmi ah isku arkeen koobkio Olympicada aduunka 1928 markaas oo Portugal ay ku badisay 4-2 balse kulanka saaxiibtinimo 1-1 ayey ku kala baxeen.

SHAXDA MACQUULKA AH:

Portugal: Patricio; Soares, Pepe, Alves, Eliseu; Quaresma, Moutinho, Carvalho, B. Silva; A. Silva, Ronaldo.

Chile:  Bravo; Isla, Medel, Jara, Mena; Vidal, Silva, Aranguiz; Fuenzalida, Vargas, Sanchez.

wararka Maanta

Beesha caalamka Oo Lagu baaqay in ay fara-galinta ka daayaan Baarlamaanka
- Mar 20, 2018
Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Jawaari ayaa fariin adag u diray Beesha caalamka waxaana ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Weli Dhoola Tuskii Wada
- Mar 20, 2018
Waxaa saacadihii ugu danbeeyay soconayay Olole siyaasadeed iyo doolatusyo ay sameynayaan xildhibaannada iska soo ...
Faafaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay Buurdhuube.
- Mar 20, 2018
Waxaa saaki degan xaalada degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo oo xalay fiidkii uu ka ...
Ciidamada Xasilinta oo howgalo ka sameeyay Degmada Yaaqshiid.
- Mar 20, 2018
Howlgaladaan ay kasmaeeyeen ciidmada dowladda soomaliya gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda degmada Yaaqshiid ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika.+Sawirro
- Mar 20, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa ...
HEES | MA DILO WALAAHEY | WADANI + DHIIRAGALIN 2018 Basra Jiis Daawo Washo |Wacan Catoosh Films
- Mar 19, 2018

Wariyeyaal Loo Kaxeeyay Doonta Ku Gubatay Xeebta Boosaso
- Mar 19, 2018
\
Imisa Labaley,saddexley & Afarley Ayuu Cristiano Ronaldo Dhaliyay Sanadka 2018
- Mar 19, 2018
Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisa qaybtii ...
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});