sports-ka

Daawo Sawirada: Nin u dhashay Iran oo si weyn u Shabaha Messi iyo Warbaahinta oo hadal heysa

Warbaahinta Caalamka gaar ahaan kuwa ciyaaraha xiiseeya ayaa si weyn u hadal haya nin u dhashay dalka Iran oo si weyn muuqaalkiisu u shabaho ciyaaryahanka

Continue Reading »

Qeybta sports-ka

Wax walba oo aad uga baahan tahay kulanka Catalonia Derby iyadoo Espanyol u dhakan tahay Barcelona

Kulanka xiisaha iyo xaamasadda xambaarsan markasta ee Catalonia Derby ayaa ka dhici doona garoonka RCDE Stadium ee kooxda Espanyol caawa iyadoo soo dhoweyn doonta Barcelona.

Continue Reading »

sports-ka Archives

XUBNO KA KALA TIRSAN GUDDIGA DOORASHOOYINKA DADBAN EE WAQOOYI IYO GUDIGA XALINTA KHILAAFAADKA OO DACWAD KA GUDBIYEY XEERILAALINTA IYO MAXKAMADDA
- Dec 1, 2016
   
Daawo:Maxaase Ogeyn oo kusoo kordhay xaalada Caafimaad wariye C.casiis Afrika
- Oct 22, 2016
Wariye C.casiis Afrika ayaa Qoyskiisa waxay u qaadeen Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana Xusid Mudan in Dawladii Soomaaliya ee Naftiisa uu u Huray ay  ka gaabisay. Qunsulka Soomaaliya u fadhiya ...
Test TRAVEL & Tourism AGENCY: Xafiis cusub oo tigidhada jara oo caasimadda Muqdisho oo laga furay
- Oct 12, 2016
Test TRAVEL & Tourism AGENCY: Xafiis cusub oo tigidhada jara oo caasimadda Muqdisho oo laga furay Xafiis cusub oo la magac baxay Test TRAVEL & Tourism AGENCYTRAVEL AGENCY oo tigidhada adduunka ...
U DOORO QOF KU HABBOON KURSIGA GOLAHA SHACABKA
- Oct 1, 2016

HEES CUSUB OO KA HADLEYSO RAGII BADA SAXIIXAY MAXKAMAD HALA SOO TAAGO WARDIYANA HA LOO YEELO BADA CODKII HANAAN WASHINGTON
- Sep 26, 2016
HEES CUSUB OO KA HADLEYSO RAGII BADA SAXIIXAY MAXKAMAD HALA SOO TAAGO WARDIYANA HA LOO YEELO BADA CODKII HANAAN WASHINGTON       https://youtu.be/lzFkZ8ausFM
Shaxda Rasmiga Ah Ee England v Russia Ee Euro 2016: Rooney Oo Khadka Dhexe Ka Ciyaaraya Iyo Harry Kane Oo Weerarka Hogaaminaya.
- Jun 11, 2016
Xulka England ayaa ciyaaraya kulankooda ugu horeeya ee Group B ee tartanka Euro 2016 iyagoo wajahaya xulka Ruushka, tababare Roy Hodgson ayaana go’aansaday inuu weerarkiisa ku soo bilaabo Harry Kane ...
Wales 2-1 Slovakia: Super Bedel Robson-Kanu Oo Goolka Guusha Dhaliyay Xilli Duda Uu Kansalay Goolkii Gareth Bale.
- Jun 11, 2016
Xulka Wales ayaa guul ku bilowday kulankooda ugu horeeya ee Group B ka dib ciyaar adag oo ay la ciyaareen xulka Slovakia oo ay uga badiyeen 2-1, Robson-Kanu oo bedel ...
Taageerayaasha Xulalka England iyo Russia oo ku dagaalamay magaalada Marseille (Daawo Sawirada)
- Jun 11, 2016
Taageerayaasha Xulalka Qaranka England iyo Russia , ayaa xalay isku farasaaray magaalada Marseille ee dalka Faransiiska, halkaas oo caawa la filayo in labada xul kuwada ciyaaraan kulan katirsan tartanka Euro ...

« Previous PageNext Page »
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});