sports-ka

Waxaan ahay Cabdi Qadar Cabdulaahi ibraahim (catoosh)

Waxaan ahay Cabdi Qadar Cabdulaahi ibraahim (catoosh) oo 27 jir ka mid ah camerimanada Tv ga Qaranka Soomaaliyeed gaar ahaan kooxda tabinta tooska ah ee

Continue Reading »

Qeybta sports-ka

Hordhac: Real Madrid v APOEL – Los Blancos Oo Caawa Bilaabeysa Difaacashada Koobka Champions League Xilli CR7 Uu Ku Soo Laabanayo Shaxdooda

Real Madrid ayaa caawa Santiago Bernabeu ka bilaabeysa difaacashada koobka Champions League ka dib markii ay xilli ciyaareedkii hore noqdeen kooxdii ugu horeysay ee difaacata

Continue Reading »

sports-ka Archives

Khabiirada Sky Sports Oo Soo Xushay Shaxda Isku Darka Ah Ee Liverpool & Arsenal Ka Hor Kulankooda Maanta Ee Anfield
- Aug 27, 2017
Khabiirada Sky Sports Charlie Nicholas iyo Phil Thompson oo u soo kala ciyaaray kooxaha Arsenal iyo Liverpool ayaa soo xushay shaxda isku darka ah ee labada kooxood ka hor kulankooda ...
Hordhac: Real Madrid v Valencia – Los Blancos Oo Wajaheysa Tijaabo Adag Xilli Dhibaato Daafac Yari Ay Soo Wajahday
- Aug 27, 2017
Kulanka: Real Madrid v Valencia Garoonka: Santiago Bernabeu Waqtiga: 11:15pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: David Fernandez Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa sheegay inuu ku qanacsan yahay ciyaartoyda uu heysto islamarkaana uusan u baahneyn ...
Hordhac: Real Madrid vs Barcelona – El-Clasico – Ganaaxa CR7, Maqnaashaha Iniesta & Macluumaad Ku Saabsan Kulanka Lugta Labaad.
- Aug 16, 2017
Real Madrid ayaa caawa soo dhaweyneysa Barcelona kulanka lugta labaad final-ka koobka Supercopa de Espana iyadoo ku horkaceysa ciyaarta 3-1 oo ah natiijadii ay kala soo laabatay gobolka Catalan sadex ...
Test TRAVEL & Tourism AGENCY: Xafiis cusub oo tigidhada jara oo caasimadda Muqdisho oo laga furay
- Jul 18, 2017
  Test TRAVEL & Tourism AGENCY: Xafiis cusub oo tigidhada jara oo caasimadda Muqdisho oo laga furay Xafiis cusub oo la magac baxay Test TRAVEL & Tourism AGENCYTRAVEL AGENCY oo tigidhada adduunka ...
Hordhac: Portugal vs Chile – CR7 vs Sanchez – Yaa U Gudbi Doona Final-ka Confederation Cup?
- Jun 28, 2017
WARBIXINTA KULANKA: Kulanka: Portugal vs Chile Tartanka: Confederation Cup Wareegga: Semi Final Garoonka: Kazan Arena Saacadda: 9:00 Habeenimo (XGA) MAXAA KA CUSUB LABADA XUL? PORTUGAL: Raphael Guerreiro ayaa gabi ahaanba seegi doona tartanka madaama uu ka jabay canqawga, ...
BBC VS BBC- Walxo Aan La Dhaqaajin Karin & Walxo Aan La Joojin Karin Iyo Finalka Cardiff Ee UEFA Champions Leaque.
- Jun 3, 2017
Caawa waxaa magaalada Cardiff ee dalka Wales iskaga hor imanaya kooxda xili ciyaareedkan tartamada Yurub ugu difaaca fiicnayd ee Juventus iyo Real Madrid oo aan 64 kulan laga soo ceshan ...
Ma Ogtahay In Real Madrid Ay Champions Leaque-ga Ku Soo Guulaystay Isla Maalintan June 3, Mase Ogtahay In Ay Isla Atletico Madrid Ku Soo Dhaaftay Semi Finalka?
- Jun 3, 2017
Taariikhdu wax badan ma qabato marka garoonka la soo galo laakiin waxay keentaa kalsooni iyo xusuus fiican, waana waxa uu Zinedine Zidane dhiiro galinta uga dhigay xidigaha kooxdiisa. Laakiin waxaanu ...
Waxqabadkii Madaxweyne Farmaajo ee Boqolkii maalmood ee ugu horeeyay
- Jun 3, 2017
Waxqabadkii Madaxweyne Farmaajo ee Boqolkii maalmood ee ugu horeeyayBoqolkii maalmood ee ugu horreysay ee uu talada dalka hayay, Madaxweyne Farmaajo wuxuu galay 10 safar, isagoo booqday 9 dal, wuxuuna dalka ...

Next Page »
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});