Tooshka catoosh

Meydadka dadkii ay Ciidamada Mareykanka ku xasuuqeen Bariire oo Muqdisho la keenay (Sawirro)

Waxaa goor dhow la keenay magaalada Muqdisho Meydadka illaa 10 ruux oo isku qoys ahaa, kuwaasoo saaka waabarigii ay ciidamo Mareykan ah ku dileen agagaarka

Continue Reading »

Qeybta Tooshka catoosh

Intee buu marayaa Ololaha doorashada dalka Kenya, Uhura & Railo ?

Waxaa meel geba-gaba ah maraya ololaha doorashada dalka aanu deriska nahay ee Kenya, waxa uuna u dhaxeeya xisbiga talada haya ‘Jubilee’ oo uu isaga u

Continue Reading »

Tooshka catoosh Archives

Ciidamada xasilinta oo qabtay kooxo dhac ka geysan jiray magaalada Muqdisho
- Jul 25, 2017
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Maxamed Cabdi iyo Wasiirka amniga guddaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale, ayaa xallay bogadiyay Ciidamada Xasilinta Amniga, kuwaas oo gacanta ku dhigay koox degmadda Yaaqshiid ...
Sawirro: Al-shabaab Oo Shabaab oo soo bandhigtay Sarkaal muhiim u ahaa Jubbaland iyo Askar La Socotey oo iyaga ku biirey
- Jul 20, 2017
Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku soo bandhigay Sarkaal ay ku sheegeen magaciisa Col. Yaasiin  Faarax Fiilo oo ka tirsanaa Saraakiisha Maamulka Jubbaland. Sarkaalkaan ayaa waxaa la socday ...
Test TRAVEL & Tourism AGENCY: Xafiis cusub oo tigidhada jara oo caasimadda Muqdisho oo laga furay
- Jul 18, 2017
  Test TRAVEL & Tourism AGENCY: Xafiis cusub oo tigidhada jara oo caasimadda Muqdisho oo laga furay Xafiis cusub oo la magac baxay Test TRAVEL & Tourism AGENCYTRAVEL AGENCY oo tigidhada adduunka ...
XOG: Yaa Ka Dambeeyay In La Rido Xukuumadda Gaas (Shaqsi Aan La Fileyn)
- Jul 18, 2017
Wakaaladda wararka ee Wadankanews.net  ayaa xog hoose waxay ku heshay cidda sida rasmiga ah uga dambeysa in la rido xukuumadda uu hoggaaminayey C/weli Maxame Cali Gaas. Qorshahan ayaa ahaa mid socday ...
WAR-MURTIYEED laga soo saaray Shirweynihii CAFIS (SAWIRRO)
- Jul 9, 2017
Shirweynaha  CAFIS oo muddo 2 maalmood ah  5-6 July, 2017 ka socday magaalada Turku ee dalka Finland ayaa waxaa soo abaabulay Suxufiyiin Soomaaliyeed oo is xilqaamay waxaana ka soo qeyb ...
Daawo Muqaalka FARRIIN LAGA DIYAARIYEY XASILLINTA AMNIGA CAASIMADDA
- Jun 21, 2017
[video width="1280" height="720" mp4="http://wadankanews.net/wp-content/uploads/2017/06/FARRIIN-LAGA-DIYAARIYEY-XASILLINTA-AMNIGA-CAASIMADDA.mp4"][/video]
Wasiirka Amniga “Waxaan gacanta ku dhignay Madaxii Amniyaadka Gobolka Banaadir C/wahab Khaliif Axmed”
- Jun 19, 2017
Muqdisho, 19 June 2017….Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay howlgal laga sameeyey qeybo kamid ah Suuqa weyn ee Baaraka in lagu soo qabtay Madaxii Amniyaadka Kooxda Alshabaab ee gobolka Banaadir C/wahaab Khaliif ...
Askar ka tirsan Milateriga Somalia oo ku dhaqaaqay talaabo aan looga baran (Daawo Sawirro)
- Jun 19, 2017
Ciidamo ka tirsan Mileteriga Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku dhaqaaqay talaabo lagu farxo oo lama filaan ka noqotay dad badan. Askar ka tirsan guutada 60-aad ee Miletariga Somalia ayaa lacago ...

« Previous PageNext Page »

wararka Maanta

Trump oo dalbaday in dil lagu xukumo dadka darooga ka ganacsada
- Mar 20, 2018
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku baaqay in dil lagu xukumo dadka daroogada ka ...
Beesha caalamka Oo Lagu baaqay in ay fara-galinta ka daayaan Baarlamaanka
- Mar 20, 2018
Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Gudoomiyaha Jawaari ayaa fariin adag u diray Beesha caalamka waxaana ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Weli Dhoola Tuskii Wada
- Mar 20, 2018
Waxaa saacadihii ugu danbeeyay soconayay Olole siyaasadeed iyo doolatusyo ay sameynayaan xildhibaannada iska soo ...
Faafaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay Buurdhuube.
- Mar 20, 2018
Waxaa saaki degan xaalada degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo oo xalay fiidkii uu ka ...
Ciidamada Xasilinta oo howgalo ka sameeyay Degmada Yaaqshiid.
- Mar 20, 2018
Howlgaladaan ay kasmaeeyeen ciidmada dowladda soomaliya gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda degmada Yaaqshiid ee ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika.+Sawirro
- Mar 20, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa ...
HEES | MA DILO WALAAHEY | WADANI + DHIIRAGALIN 2018 Basra Jiis Daawo Washo |Wacan Catoosh Films
- Mar 19, 2018

Wariyeyaal Loo Kaxeeyay Doonta Ku Gubatay Xeebta Boosaso
- Mar 19, 2018
\
Imisa Labaley,saddexley & Afarley Ayuu Cristiano Ronaldo Dhaliyay Sanadka 2018
- Mar 19, 2018
Xiddiga Kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisa qaybtii ...
Xiddigaha Lionel Messi & Mohamed Salah Oo Hal Meel Ka Siman Xilli Ciyaareedka Waliba Ah Hogaamiyayaasha Horyaalada Yurub
- Mar 19, 2018
Xiddigaha Mohamed salah iyo Lionel Messi ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku jira xilli ...
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});