Tooshka catoosh

Waxaan ahay Cabdi Qadar Cabdulaahi ibraahim (catoosh)

Waxaan ahay Cabdi Qadar Cabdulaahi ibraahim (catoosh) oo 27 jir ka mid ah camerimanada Tv ga Qaranka Soomaaliyeed gaar ahaan kooxda tabinta tooska ah ee

Continue Reading »

Qeybta Tooshka catoosh

waxeey garteen wixii Waalidkood garanwaayeen!!! Daawo ||Sawirada

Ardayda Gaalkacyo Maanta waxey muujiyeen sida ay udiidanyihiin Dhaqanka Gurrucan oo markasta Colaadda looga huriyo Magaaladooda Laguna Kala qaybiyo, Ka dib markii ay sameeyeen isusoo

Continue Reading »

Tooshka catoosh Archives

Hordhac: Real Madrid v APOEL – Los Blancos Oo Caawa Bilaabeysa Difaacashada Koobka Champions League Xilli CR7 Uu Ku Soo Laabanayo Shaxdooda
- Sep 13, 2017
Real Madrid ayaa caawa Santiago Bernabeu ka bilaabeysa difaacashada koobka Champions League ka dib markii ay xilli ciyaareedkii hore noqdeen kooxdii ugu horeysay ee difaacata koobka tan iyo markii magacaan ...
QORMOOYINKA » Dhacdo naadir ah oo ka dhacday degmadda Warta Nabadda (Zeynab Xaabsey iyo qoys Dab qabsaday gurigoooda )
- Sep 13, 2017
Muqdisho iney is badashay waxaa laga garan karaa ficiladda madaxdeeda cusub, shacabka degmadda Warta Nabadda waxa ay asbuucii hore arkeen wax ka duwan wixii ay barteen. Madax iyo shacab wada hadla, ...
Dhacdadii Bariire oo Abuurtay Qalalaase Xiriika Warbaahinta (Communication Crises)
- Aug 27, 2017
Maahan wax ku cusub caalamka ama dalkeena Soomaaliya in ay dowladaha soo wajahaan qalalaase warbaahineed kaas oo sababa dhaleecayn, qoraalo la soo dhigo baraha bulshada oo dib looga saaro, eedeyn ...
XASAASI: M/weynihii hore Xasan Sheekh oo Banaanka soo dhigay Ujeedada ugu weyn dagaalka Shabaab
- Aug 27, 2017
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Koonfur Afrika kaga qeyb-galay shir-weyne ay kasoo qeyb-galeen qaar kamid ah Hogaamiyaashii soo maray Qaaradda Africa. Hay’adda Thabo Mbeki foundation, ayaa ...
Hordhac: Real Madrid v Valencia – Los Blancos Oo Wajaheysa Tijaabo Adag Xilli Dhibaato Daafac Yari Ay Soo Wajahday
- Aug 27, 2017
Kulanka: Real Madrid v Valencia Garoonka: Santiago Bernabeu Waqtiga: 11:15pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: David Fernandez Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa sheegay inuu ku qanacsan yahay ciyaartoyda uu heysto islamarkaana uusan u baahneyn ...
Akhriso: Golaha Wasiirada oo lagu amray in ogolaansho la’aan isticmaali karin Warbaahinta
- Aug 27, 2017
 Ra’iisul Wasaare Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed ayaa soo saaray warqad amar ah oo lagu farayo Golaha Wasiirada in aysan isticmaali karin baraha bulshada iyo warbaahinta qeybaheeda kala duwan, ...
Meydadka dadkii ay Ciidamada Mareykanka ku xasuuqeen Bariire oo Muqdisho la keenay (Sawirro)
- Aug 25, 2017
Waxaa goor dhow la keenay magaalada Muqdisho Meydadka illaa 10 ruux oo isku qoys ahaa, kuwaasoo saaka waabarigii ay ciidamo Mareykan ah ku dileen agagaarka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha ...
Intee buu marayaa Ololaha doorashada dalka Kenya, Uhura & Railo ?
- Jul 26, 2017
Waxaa meel geba-gaba ah maraya ololaha doorashada dalka aanu deriska nahay ee Kenya, waxa uuna u dhaxeeya xisbiga talada haya ‘Jubilee’ oo uu isaga u sharaxan Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo ...

Next Page »
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});