Wadanka Tv

Waxaan ahay Cabdi Qadar Cabdulaahi ibraahim (catoosh)

Waxaan ahay Cabdi Qadar Cabdulaahi ibraahim (catoosh) oo 27 jir ka mid ah camerimanada Tv ga Qaranka Soomaaliyeed gaar ahaan kooxda tabinta tooska ah ee

Continue Reading »

Qeybta Wadanka Tv

waxeey garteen wixii Waalidkood garanwaayeen!!! Daawo ||Sawirada

Ardayda Gaalkacyo Maanta waxey muujiyeen sida ay udiidanyihiin Dhaqanka Gurrucan oo markasta Colaadda looga huriyo Magaaladooda Laguna Kala qaybiyo, Ka dib markii ay sameeyeen isusoo

Continue Reading »

Wadanka Tv Archives

QORMOOYINKA » Dhacdo naadir ah oo ka dhacday degmadda Warta Nabadda (Zeynab Xaabsey iyo qoys Dab qabsaday gurigoooda )
- Sep 13, 2017
Muqdisho iney is badashay waxaa laga garan karaa ficiladda madaxdeeda cusub, shacabka degmadda Warta Nabadda waxa ay asbuucii hore arkeen wax ka duwan wixii ay barteen. Madax iyo shacab wada hadla, ...
Daawo Muuqaal : Heshiiskii ay gaareen Soomaaliland iyo Khatumo
- Aug 28, 2017
  Heshiis 10 qodob ka kooban ayaa si wadajir ah ay u soo saareen Maamulka Khaatumo iyo Somaliland kaas oo daba socdey heshiisyo dhawr ah oo taxane ahaa mudooyinkii la soo ...
Dhacdadii Bariire oo Abuurtay Qalalaase Xiriika Warbaahinta (Communication Crises)
- Aug 27, 2017
Maahan wax ku cusub caalamka ama dalkeena Soomaaliya in ay dowladaha soo wajahaan qalalaase warbaahineed kaas oo sababa dhaleecayn, qoraalo la soo dhigo baraha bulshada oo dib looga saaro, eedeyn ...
Test TRAVEL & Tourism AGENCY: Xafiis cusub oo tigidhada jara oo caasimadda Muqdisho oo laga furay
- Jul 18, 2017
  Test TRAVEL & Tourism AGENCY: Xafiis cusub oo tigidhada jara oo caasimadda Muqdisho oo laga furay Xafiis cusub oo la magac baxay Test TRAVEL & Tourism AGENCYTRAVEL AGENCY oo tigidhada adduunka ...
Daawo Muqaalka FARRIIN LAGA DIYAARIYEY XASILLINTA AMNIGA CAASIMADDA
- Jun 21, 2017
[video width="1280" height="720" mp4="http://wadankanews.net/wp-content/uploads/2017/06/FARRIIN-LAGA-DIYAARIYEY-XASILLINTA-AMNIGA-CAASIMADDA.mp4"][/video]
Daawo: Khudbadii xasaasiga aheyd ee Madaxweyne Farmaajo u jeediyay shacabka
- Jun 4, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay Garoonka Banaadir Stadium, halkaasoo kumanaan ruux ay banaan bax ay ku taageerayaan boqolka maalmood ee Madaxweynaha. Madaxweynaha ...
Waxqabadkii Madaxweyne Farmaajo ee Boqolkii maalmood ee ugu horeeyay
- Jun 3, 2017
Waxqabadkii Madaxweyne Farmaajo ee Boqolkii maalmood ee ugu horeeyayBoqolkii maalmood ee ugu horreysay ee uu talada dalka hayay, Madaxweyne Farmaajo wuxuu galay 10 safar, isagoo booqday 9 dal, wuxuuna dalka ...
Maxaa laga faa’iday Safarrada Dibadda uu ku tagay Madaxweyne Farmaajo…? (Warbixin)
- Apr 29, 2017
Tan iyo markii la doortay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo 8-dii February 2017-dii, waxaa uu dalka dibadiisa u aaday 5 safar, intooda badan war saxaafadeed kooban ma ahee heshiisyada la ...

Next Page »
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});