wararka Maanta

Madaxweynaha Masar oo Soomaaliya u muujiyey taageero

Madaxweyne-yaasha Soomaaliya iyo Masar oo khadka telefoonka ku wada xiriiray ayaa ka wada hadlay xaaladda Soomaaliya iyo taageerada ay siinayso Masar dalka Soomaaliya. Madaxweynaha dalka

Continue Reading »

Qeybta wararka Maanta

Odayaasha Dhaqanka oo ka hadlay Xaaladda Siyaasadeed iyo Amni ee dalka

Kadib, kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho 135-kii oday dhaqameed ee soo xulay Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa ka hadlay xaaladda amni iyo

Continue Reading »

wararka Maanta Archives

Madaxweynaha Hirshabelle Waare oo la kulmay saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM (Sawiro)
- Oct 21, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka tirsan Ciidanka Nabad Ilaalinta ee  Midowga Africa AMISOM  Iyagoo ka wada hadlay xoojinta ...
Madaxweyne Farmaajo“Waxa ay ogaandoonaan in shacabka Soomaaliyeed ay leeyihiin geesiyaal deg deg uga jawaaba dhibaata kasta”Sawirro”
- Oct 21, 2017
Muqdisho, 21 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ay ka wadaan diyaar garow ...
Ciise Xuseen “Laba maalmood ayaa burburka ku hoos jiray” (Sawirro)
- Oct 20, 2017
 Lix maalmood kaddib qarixii lagu halaagsamay ee ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa weli socda gurmadka loo fidinayo dhibanayaasha. Waxaa dadkaa ka mid ah, Ciise Xuseen oo laba maalmood ...
Dowlada Ethiopia oo deeq daawo ah soo gaarsiisay dalka Soomaaliya (Daawo Sawirrada
- Oct 20, 2017
Labo diyaaradood oo sida dawooyin ayna ugu deeqday Dowlada Ethiopia dadka dhaawacyadu ay ka soo gaareen qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa ka soo degtey garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Wasiirka ...
Salaadii Jimcaha kadib oo boqolaal dad ah isugu tagay Isgoyska Soobe( Daawo Sawirrada
- Oct 20, 2017
 Maanta Salaadii Jimcaha kadib  ayaa Boqolaal dadweyne ah waxay isugu soo bexeen  Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho,halkaasi oo aheyd meeshii mashaqadu ay ka dhacayday 14kii Bishan. Dadkii halkaasi isugu soo baxay ...
Waxaan ahay Cabdi Qadar Cabdulaahi ibraahim (catoosh)
- Oct 19, 2017
Waxaan ahay Cabdi Qadar Cabdulaahi ibraahim (catoosh) oo 27 jir ka mid ah camerimanada Tv ga Qaranka Soomaaliyeed gaar ahaan kooxda tabinta tooska ah ee Tv ga Qaranka sameysa. Warbaahinta ...
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo ku baaqay in dagaalka Argagixisada Alshabaab loo midoobo “Sawirro”
- Oct 17, 2017
Wasiirka Waxbarashadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Cismaan Maxamed, oo la hadlay Warbaahinta Dowladda, ayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo Hay’addaha gargaarka ee Caalamiga ah ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan ...
Wasiirka arrimaha dibada Kenya oo Nairobi kusoo dhoweysay Bukaanadii saaka Muqdisho ka dhoofay “Sawirro”
- Oct 17, 2017
Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Nairobi ee Xaruna Dalka Kenya, ayaa sheegay in magaaladaasi ay gaartay diyaaraddii waday Bukaanadda Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay KM5, kuwaasi oo maanta ...

« Previous PageNext Page »
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});