wararka Maanta

Maxkamada ciidamada oo bilaawaday dhageysiga dacwada dilkii Saciid Mariino

 Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Sabti ah bilowday dhageysiga kiis dil ah oo ku saabsan dilkii dhawaan magaalada Muqdisho loogu geystay taliye ku

Continue Reading »

Qeybta wararka Maanta

Biyo la’aan soo food saartay dadka ku dhaqan gobollada Hiiraan iyo labada Shabeelle 13 Shares

Wabiga Shabeelle oo ah Ilo biyood ay ku tiirsan yihiin Maalyiin ruux oo ku dhaqan gobollada Hiiraan iyo labada Shabeelle ayaa hadda waxaa soo food

Continue Reading »

wararka Maanta Archives

Akhriso: Taariikhda Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya
- Feb 10, 2018
-Ciidamada Badda iyo Difaaca xeebaha Soomaaliya waxay  ka mid yihiin Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya waxaana la aasaasay 10-kii bishii febaraayo 1965kii, waxayna ka mid yihiin yihiin ciidanka xoogga dalka ...
Guddoomiye ku xiggeenka 1aad ee Maamulka G/banaadir oo Xarigga ka jaray “SAWIRRO”
- Feb 7, 2018
Munaasabadda Xarig jarka Kawaanka malaayga ee Xamar weyne, ayaa waxaa ka qeyb galay, Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Kaluumeysiga Soomaaliya, Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Maamulka Gobolka Banaadir  Maxamed Cabdullaahi Maxamed ...
Wasiir Beyle oo la Kulmay Michael Keating iyo Xubno kale oo Qaramada Midoobay ka socda+Sawirro
- Feb 7, 2018
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Wasiirada Xukuumadda ayaa maanta la shiray Madaxda xafiiska Qaramada midoobay ee Somaliya uu ugu ...
Ra’iisul wasaare kheyre oo shir guddoomiyey Fadhi ka mid ah Shirka Amniga Qaranka “Sawirro”
- Feb 7, 2018
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shir guddoomiyey Fadhi ka mid ah Shirka Amniga Qaranka oo u dhexeeya madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, waxaana ...
GUDIGA TAAKULEYNTA CIIDANKA OO U SHEEGAY CIIDANKA ASKARIGII LAGU ARKO QAADKA SHAQADIISA HALIS GALI KARTO
- Feb 7, 2018
https://youtu.be/n5JZvtl2opc     FADLAN DHEH : SUBSCRIBE, LIKE, IYO SHARE
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday eedeysanayaasha loo heystay Qaraxii Zoobe
- Feb 6, 2018
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riday eedeysanayaasha loo heystay Qaraxii Zoobe ee boqolaalka qof ay ku dhinteen 14-kii October ee sanadkii 2017. Dhageysiga kiiska loo heystay ragga eedeysanayaasha oo ...
shir looga hadlayey dib u eegista Sharciga Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaliya oo lagu qabtey Magalladda Kismaayo Daawo Sawirada
- Feb 5, 2018
shirkaani ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ay ka mid yihiin xildhinaada iyo wasiirada Dowladda Gobolleedka Jubbaland oo kala ah Wasiirka Dastuurka , Awqaafta iyo arimaha Diinta iyo La taliyaha ...
Heshiis dhex marey Wasaaradda Gaadiidka iyo Shirkadda Sahal
- Feb 5, 2018
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kormeer ku tagay xarunta Sahal oo Rakaabka ka dhoofa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho u fududaysa adeegyadooda iyada oo isticmaalaysa basas. Intii ...

Next Page »
 
ppp (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});